Ka Keenso Shiinaha Alaab Kasta oo aad u Baahan Tahay
Waxaan kuu fududeyneynaa inaad Shiinaha ka soo iibsato alaab tayo leh. Ammaan, Kalsooni, iyo Qiimo jaban.
Adeegyadena
Raadinta Alaabta
Waxaan kuu raadineynaa warshadaha ugu fiican ee Shiinaha ee soo saara alaabta aad u baahan tahay.
Maamulka Dalabka
Waxaan si xirfadaysan u maamulaynaa dalabkaaga laga soo bilaabo warshadda ilaa ay alaabtu ka baxayso.
Gorgortanka
Waxaan kuu gorgortameynaa warshadaha si aad u hesho qiimaha ugu jaban ee suuqa taal.
Raridda & Xamuulka
Waxaan kuu soo direynaa alaabtaada annagoo isticmaaleyna xamuulka badda ama hawada.
Hubinta Tayada
Waxaan kormeer toos ah ku sameyneynaa warshadda si aan u xaqiijinno tayada aad rabto.
How we Work
Saddex tallaabo oo sahlan ku keenso agabkaaga.
Nala soo xiriir
Noo soo dir sawirka ama link-ga alaabta aad rabto, annagoo kaa caawineyna helitaanka warshadda ugu qiimaha jaban.
Sourcing & Hubinta
Waxaan soo heleynaa alaabta, waxaana tijaabineyna tayada ka hor intaanan lacagta bixin, si aan u dammaanad qaadno dalabkaaga.
Shipment & Gaarsiin
Marka ay wax walba diyaar noqdaan, waxaan kuu soo diraynaa alaabtaada, waxaana kugu soo gaarsiineynaa waqti kooban.

Waa Kuma Sahal Sourcing?
Sahal Sourcing waa shirkad ku takhasustay raadinta alaabta (sourcing) iyo raridda agabka ka imanaya dalka Shiinaha ee loo ridayo dalka Soomaaliya iyo dhammaan bariga Afrika.
Waxaan xafiisyo ku leenahay magaalooyinka ganacsiga ee Shiinaha si aan macaamiisheena ugu fududeyno inay helaan alaab tayo leh oo lagu kalsoonaan karo, annagoo meesha ka saarayna welwelka ku saabsan tayada iyo lacag bixinta.
500+
Warshado
100%
Hubin Tayo
Fast
Delivery